Al-Shabaab oo si kulul u beenisay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Xassan Shiikh

Al-Shabaab ayaa beenisay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo ahaa in Al-Shabaab ay maalgelin siiyaan ururo ka dagaalama dalalka Mozambique iyo Nigeria. Xassan Shiikh ayaa hadalkan jeediyey xili uu ku sugnaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga, halkaasoo uu wadahadalo kula yeeshay dhigiisa dalkaas. Qoraal ka soo baxay Al-shabaab oo lagu faafiyey … Continue reading Al-Shabaab oo si kulul u beenisay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Xassan Shiikh